As-salaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu, Ku soo dhawaada barta internetka ee Masjid Rawdah. Howshii dib uhabaynta Masjid Rawdah waa uu dhamaaday Rabbi baana ku mahadsan ka dibna Muslimiintii ka qeybqaadatay oo ku bixisay xikmad, xoog, iyo xoolaba. Rabbi waxaan u waydiineynaa inuu u ziyaadiyo xikmad, xoog, iyo xoolaba.

 

Walaalayaal Muslimiin badan baa ku nool Gobolka Minnesota baahidooda Diineedna waa badan tahay khaasatay Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Gobalka Minnesota. Sidaa dardeed waxay u baahan yihiin ururo,hay’ado, iyo Masaajid badan oo u istaagta Masaalixda iyo baahiyaha kala duwan ee Muslimiinta meel iyo waa ay joogaanba.

Mudadii uu dhisnaa Masjid Rawdah wuxuu bulshada muslimiinta ee ku nool nawaaxiga masjidka u qabtay hawlo badan kuwo kalena waa ay u dhimanyihiin Waxaana loo dhisay Alle Dartii iyo inuu u adeego Diinta Alle iyo Dadka Muslimiinta.

Hawl wadeenada Masjid Rawdah waxay marwalba ku howlan yihiin sidii ay u hormarin lahaayeen howlaha ka socda masjidka ayagoo inta badan ka hormariya danta guud (oo ay u hayaan bulshada) tan gaar ahaaneed.

Waxay talo iyo tusaaleba siiyaan dhalinyarada, waalidiinta iyo qoysaska dhibaatooyinka lasoo darsaan, waxayna ku booriyaan camalka wanaagsan, caqiidada iyo in alla ka cabsiga la xoojiyo.

Addresska Masjid Rawdah waa :

2426 East 26th Street Minneapolis,
MN 55406 Tel: 651-222-9990
Fax:                        
email:
 

The Muslim who truly understands the teachings of his religion is gentle, friendly and likeable. He mixes with people and gets along with them. This is something which should be a characteristic of the Muslim who understands that keeping in touch with people and earning their trust is one of the most important duties of the Muslim. It is an effective means of conveying the message of truth to them, and exposing them to its moral values, because people only listen to those whom they like, trust and accept.

 

The word "children" stands for sons and daughters, who are entitled to indisputable rights of rearing represented in promoting their religious orientation and ethical approach in order to be armed with both merits. Allah, the Almighty, says: "O you who believe! Ward off from yourselves and your families a Fire (Hell) whose fuel is men and stones..." (The Holy Quran: 66:6)

The Noble Prophet (peace be upon him) said: "Everyone of you is a protector and guardian and responsible for your wards and things under your care and a man is a guardian of his family members, and is accountable for those placed under his charge." (Bukhari and Muslim)

 

None can deny the parents' favor upon their children. The parents are the underlying reason for the existence of the child. They have reared him in his babyhood and experienced painstaking efforts to provide full comfort and sound well-being. Your mother had you in her womb while you were a parasite there sharing her food and whole being for nine months. In this context, Allah says: 
"And We have enjoined on man (to be dutiful and good) to his parents. His mother bore him in weakness and hardship upon weakness and hardship..." (31:14)

 

It is narrated on the authority of Abdullah bin Mas'ood (may Allah be pleased with him), who observed: 
"I asked Allah's Messenger (may peace be upon him) which deed was the best." He (the Holy Prophet) replied: 'The Prayer at its appointed hour.' I (again) asked: "Then what?" He (the Holy Prophet) replied: 'Kindness to the parents.' I (again) asked: "Then what?" He replied: 'Earnest struggle (Jihad) in the cause of Allah.' I refrained from asking any more questions for fear of annoying him. (Sahih Muslim: 120)

 
Magacyada Ilaahay

Calendar
May 2012
SMTWTFS
12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031
Who's Online
We have 2 guests online
Login Form